Hey ya’ll, WHAT’S GOOD? Maanta waxan idiin duubay hair care routine keyga. Waxan rajeeynaya inad ka heshan video gan. Like button ka taabsada, comment ku reeba video gan, subscribe ka saara iyo post notification bell ka halka sarre ku yaala taabsada sidu message iiduku soo dhacoo markasta oo an video channel keyga so galiiyo.
Maliin wanagsan hablaha iyo dumarka Somaliiyeed, inshaAllah wa inoyo marka kale xoxo
Kruidvat Moroccan Argan Oil
Garnier Loving Blends Argan – Camelia Oil
Almond Oil 100% Pure
Blue Magic Coconut Oil Conditioner
De Tuinen – Sesame Oil 100% Oil
Garnier Loving Blends Argan – Camelia Oil Shampoo
Garnier Loving Blends Argan – Camelia Oil Conditioner
Syoss Oleo Intense Permanent Oil Color Jet Black No Ammonia
Schwarzkopf Glued Styling Gel Waterproof
Carmen Blow Dryer
Carmen Straitening Iron
-FTC-
This video is not sponsored. All opinions are my own and are 100% honest.
source
Mansha allah illahy haku xafido keep go
maasHaaa allaha Abayo waxad tahay gabar qalbi wanagsan xijabkana waad ku qurux badan tahay allaha kugu adkeyo walal
Masha Allah ♥️
Mashallah abaayo am so proud of you
Wlhi wxn kufaraxsanhy xijabkaga abayo iyo quruxdada zaa,idka ee soobaxday xijabka markad xiraty
Masha allah abayo xijabka ad aya ugu qurux bdn tahy ilahy haku xifdiyo xbbti
Walal jirqaaga maxad marisa plz
Thank you sister
Masha allah goaankaga waan KU tageeraynaa❤️
Mshllh abyo mcn
Listen where can I get you I love you
thanks Aisha ayaan
Waaaaw you are so beautiful with hijab wlhi masha Allah masha Allah
Masha Alah abyo walahi aaad ayan owu farxa xijabkada aad ayadna owu qurxanta Alahna hakusiyadiyo hanuunka hana kuxifdiyo
Masha allah hijabka aad ba ugu qurux badan tahay
MashAllah sis never came across u before but I’m glad I did . May Allah bless your journey this day and age Is hard trying do simple thing like cover . So MashAllah sis . Nah Allah bless is all . And make our deen easy for us
masha Allah
Mashallah tabarakallah wllshy allaha kugu wado asturnanta
mashallah Ik ben echt blij voor je. Hoofddoek staat je echt. Moge Allah je rijkelijk belonen
ga door met mijn zus
Mashallaaaaah
Abaayo xijabka ku qurxonthy mnto ku soco sidan insha Allah ❤❤
Masha Allah abayo you look Absolutely gorgeous, Beautiful with the Hijab keep it up In shaa Allah
masha Allah wllo quruxeeey
Aisha ayan abyo quruxey hijabka aad ugu quruxsanthay mnsh allah abyo waxa kuweydini sanka wahore durte wax buro iga sobxe mesha durtay kor iyo hos adina wau jeda wakuu durantaht igu cawi wax an iskaga Babi’iyo thnks huno
Mashaaa aĺlaah habo illaahay waa mahadleh kugu celiyey xijaabkii alle. Kaaka siibo mardanbe
Habty saa u xijpnow qrxdada wlhi kuwi horna kasaar wlshy an dar alleh u jclhy ❤❤
Masha Allah
Masha allah